Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyaha guud ee qeybta Booliska Gobolka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 61-aad oo ku beegan Maalinta Beri...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa la filayaa in kulan aan caadi aheyn ay ku yeeshaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay Taliyeyaasha Ciidamada dowladda Federaalka. Kulanka ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nur ayaa Tallaalka SINOVAC oo ka mid ah Talaalada ka hortaga Caabuqa Covid-19...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isku bedelay labo Wasiir oo haayey xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo ku hubeysnaa Bastoolad oo barqanimadii Maanta gudaha degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dilay Sarkaal...
Qaramada Midoobey, IGAD, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa tilmaamay in ay ixtiraamayaan Madax-banaanida Soomaaliya, kadib markii dowladda ay Golaha Ammaanka Qaramada...
Warbaahinta Horufadhi Media waxaa ay Maanta oo Arbaco ah ay halkaan ugu soo gudbineysaa wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka, Taariikhda waa 11-4-2021....
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga iyo dawladda Jabuuti, guushii ay ka gaareen doorashadii...