Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay SL/XM/WM/222-650/042021, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku...
Maamulka Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27-aad ee milatariga Soomaaliyeed ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsan Ciidamada dowladda ,oo qof Shacab...
Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha Cusub ee qeybta guud Booliska Gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha qeybaha....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka...
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka afederaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa u codeeyay meel marinta mooshin ay...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqaday Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas...
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ayaa sheegay in aan la aqbali doonin cid kasta...