Rag hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhig ciidamada Booliska iyo kuwa Milateriga Somaliland ay ku leeyihiin gudaha magaalada Laascaanood ee Xarunta...
4 qof ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay labo Helicopter isku dhaceen, xilli ay Hawada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire Kate Foster....
Hoggaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee dalka Brazil, Luis Inácio Lula da Silva ayaa loo dhaariyey xilka Madaxweynaha dalkaas. Madaxweynaha cusub oo 77-jir ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka degmooyinka Gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la...
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo tacadiyo ka wadaan ciidamada Booliska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga warbixiyay guulaha laga gaaray 7-dii bilood ee lasoo dhaafay halganka dib...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool...