Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta si bareer ah u dilay darawal Mooto Bajaaj, waxaana falkaas uu ka dhacay...
Dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka jiray Digniin la xiriirta inuu ku soo fool leeyahay burburka Dayax-Gacmeed laga...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo talaado ah waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa kulan la qaatay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG...
Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Caawa ku dhawaaqay inuu yahay dowlad ka madax bannaan dowladda Federaalka Soomaaliya....
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Safirika Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André. Madaxweynaha iyo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...
50 Maxbuus oo u dhashay dalka Ukraine ayaa dib ugu laabtay dalkooda, kuwaasi oo ay Milliteriga Ruushka horey ugu qabteen goobaha Dagaalka....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaasi oo...