Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee...
Wasiirka Gaashandhigga xukuumadda FS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen ciidanka Danab. Safiirka Maraykanka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa shaaciyay in uusan waxba kala socon Go’aanka uu Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
Madaxa Golahaasi oo u dhashay dalka Japan, Ambassador Kimihiro Ishikane ayaa maanta ku dhawaaqay in bishan January 13-da la qaban doono Shir...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim ayaa shalay mar uu la hadlaayay warbaahinta sheegay in Al-shabaab ay wada-hadal kasoo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dhageysatay dacwadda loo heyso Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka...
Guddoomiyaha Guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Iidoow , ka dib doorasho ka dhacday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan...