Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibbaan Hon. Jibril Abdirashid Haji, ayaa maanta shaqo ka joojin ku sameeyey Maareeyaha Guud ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka ee saaran...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo...
Madaxweynaha dalka Turkiye, Rajab Dayib Erdoğan ayaa waxa u qorsheysan inuu maanta oo Arbaco ah uu si kala gaar ah khadka Telefoonka...
Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ka hadlay qaraxyo Is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolkaas, oo...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Is-miidaamin ah oo arroornimadii hore ee saaka ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalka Cabdifataax...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11aad. Xamse...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka...