Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaci Cumar Geelle ayaa xarigga ka jaray Akadeemiye-goboleedka Af...
Hay’adda Guud ee cuntada iyo daawooyinka ee Sacuudiga ayaa soo saartay Go’aan Farxad leh oo ku aadan in xayiraadii laga qaaday Hilibka...
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in mar kale halkaas ay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado watay, oo...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay Xarunta Villa Hargeysa ee ku dhex taalla Madaxooyada...
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay,...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto howl-galka sharci...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana si weyn...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Maanta xiray inta badan waddooyinka waaweyn ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoona...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay kusoo wajahan yihiin magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,...
Dowladda Soomaaliya ayaa hakisay maalinta berri ah duulimaadyadii shacabka ee garoonka Aadan Cadde, sababo la xiriira wufuud ka kala socda Jabuuti, Itoobiya...