Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa la magac baxay badbaadada Koonfur Galbeed...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax sababay khasaaro oo saacadihii lasoo dhaafay deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee waqooyiga Bari...
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala Somaliland, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 5-aad oo ajandihiisu ahaa...
War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goor dhow Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay soo kasoo degtay...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad deeganka Soomaalida ee Liyuu Booliska oo saacadihii lasoo dhaafay rasaaseeyay dad...
Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska ee ka howlgala degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa maanta gacanta kusoo dhigay rag...
Wasaaradda Kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka Ukraine ayaa maanta shaacisay in 4 Markab oo ay ku raran yihiin 129,000 tan oo Qamadi ah...