Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo maanta lagu wareejiyay xilka guddoomiyenimo ee Golaha Midowga Dhaqaalaha Wadamada Carabta....
Wararka aan ka heleyno deegaanka Galgala ee galbeedka Gobolka Mudug ayaa sheegaya in duhurnimadii Maanta uu deegaankaasi ka dhacay dagaal u dhexeeyay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay safarkiisi degmada...
Faah faahino ayaa laga helayaa qarax gaari oo Maanta ka dhex dhacay gudaha Xarunta degmada Deyniile ee Gobolkaan Banaadir, kaasi oo geystay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaaro dhaliyey oo Maanta lagu qaaday Isbitaalka Ciidanka xoogga oo ku yaalla degmada Hodan ee...
Kulan Maanta oo Arbaco ah ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu mar kale u baaqday kooram...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyi wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin deegaano ka tirsan...
Ciidanka xoogga dalka ayaa Maanta dagaalamayaasha Al-shabaab kala wareegay gacan ku haynta degaannada Daynuunaay iyo Moodo moodo oo katirsan Gobalka Baay, kuwaas...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday Askari horey uga tirsanaa Ciidanka xoogga dalka oo lagu helay inuu ka kamid...