Dagaalanayaasha Al-shabaab ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo ah Shirkadda tan ugu weyn Shirkadda Isgaarsiinta. Al-shabaab ayaa...
Maamulka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in jid-gooyo loo dhigtay doorashooyinkii qof iyo cod ee laga hirgelin lahaa Puntland....
Gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah aya ku bareeg goostay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan wadada Jid-mareexaan ee magaalada Muqdusho, kaasi oo...
Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday dilalka qorsheysa ee ka dhacaya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Maanta ka dhacay gudaha...
Guddiga diiwaan-galinta ururrada iyo Ansixinta Asxaabta Somaliland ayaa sadexda xisbi Kulmiye, Waddani iyo UCID ku war geliyay in Maanta oo ay tahay...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta shil diyaaradeed ku gashay Diyaaradda Ethiopian Airlines, oo kusii jeeday magaalada Addis...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo Caawa Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dilay Nin kamid ahaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha ka...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, Madaxweynaha...
14 Kalluumeysato u dhashay dalka Iran ayaa la sii daayey, kadib, markii Wada-xaajood muddo dheer socday laga galay sidii loo sii dayn...