Masuuliyiinta Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii duleedka Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Galmudug iyo Puntland. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Puntland...
aysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ugu horayn wuxuu sheegay in Heshiiskii Somaliland ay la gashay Madaxwaynihii...
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maaamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa shaqadii looga joojiyey xabsi gurina lagu xukumay Taliyaha Ciidanka...
Madaxweynaha Jamhuuriaydda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah gaarey magaalada Adis Ababa, tan oo ah lugtiisi...
Xarunta maamulka Hirshabelle ee Jowhar waxaa Ka socotaysa xafladda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Hirhsballe Maxamed Cabdi Waare. Waxaa maanta gaaray Jowhar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, iyadoo garoonka diyaaradaha Entebbe ay...
Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ka dhacay Banaanbax Balaadhan oo looga soo Horjeeday Heshiiskii ay Gaadheen Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Maamulka Somaliland....
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar deg deg ah ku tagaya dalalka Gobolka, si uu taageero milateri ugu helo guluf dagaal...
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland C/qaadir Shire Faarax ayaa rasaas uu riday ku dhaawacay kuxigeenkiisa Bile C/raxmaan, kaddib muran ka dhashay shir caawa...