Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Koofur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2...
Gosha jiidali tiilay oo ay kasoo bexeen qodobo ay soo saareen Garaadada iyo Cuqaasha hoos ku qora ee Maxamuud Garaad. 1.Gogoshi nabada...
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dhowaan ku tagay dalalka Gobolka....
Wararka ugu dambeeyay ee ka imaanayo Weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa-Hablood ee Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinayo inay gudaha Hotelka ka dagaalamayaan kooxo...
Qarax ismiidaamin ah ayaa galabta lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho, iyadoo qarax labaad uu ka dhacay nawaaxiga Hotelka, daqiiqado...
Curi aadan Geelle Taliyihii Ciidamada khaatumo ee Gobolka Cayn oo Maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle ayaa sheegay inuu isku casilay Xilkii...
Deegaanka Horufadhi waxaa gaadhay deeq lacageed oo laga soo uururiyey Dad Muxsiniin ah oo ka soo jeeda degaanada Khaatumo kuwaas oo ugu...
Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa maanta oo Sabti ah ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saari...
Thaabit oo ah siyaasi dhalinyaro ah ayaa si weyn uga dhex muuqda dowlada madaxweyne Farmaajo, gaar ahaan jawaabtii uu maamulkiisu ka bixiyay...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa kala diray Baarlamaanka goboleedka Catalan, isagoo ku baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay oo dhaca...