WARARKA SOOMAALI

Daawo- Shir Maxamuud Garaad oo ku soo xidhmay Jiidali & Go’aamo waa weyn oo laga soo saaray-Full Video.

Gosha jiidali tiilay oo ay kasoo bexeen qodobo ay soo saareen Garaadada iyo Cuqaasha hoos ku qora ee Maxamuud Garaad.

1.Gogoshi nabada jiidali tilley ee shilkii dhimashada ee muddada 2 bilood tiiley sidii inay utaallo.

2.Xoojinta iyo Midnimada Maxamuud Garaad & Nabadgelyada dhexdiisa & Beelaha la derisdka ah.

3. Maxamuud Garaad wuxuu 1da bisha 5.aad 2018 hadii alle idmo Shir guud oo gogoshiisa uu dhigay Garaad cabdi Salaan Xasan Maxamed Magaalada God,aallo oo turxaan bixin Beesha dhexdeeda ah

4. in la abuuro ilaalinta Deegaanka & ka hortaga Xaalufka iyo Nabaadguurka , waxaana mamnuuc ka ah Deegaanka Maxamuud Garaad Shidida Dhuxusha iyo Goynta dhirta qoyan.

5. waxaanu Taageersanahay Baaqi Isima Dhulbahante ee ku aadanaa masiirka umada inaanay matali karin Koox iyo Shaqsi gaar ah, Buuhoodlena aanaan ka ogolayn Colaad dambe oo laga huriyo.

HALKAN KA DAAWO

Go,aankaas oo kasoo baxay Garaadada iyo Waxgaradka Beesha Maxamuud Garaad.

Wakiilka Garaadka C.raxmaan Garaad Maxamed

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Garaad C.salaan Xasan Maxamed

Cuqaasha goobta joogtey waxaa kale oo goobjoog ahaa 12 cheifCaaqil iyo Wax garad aad u tiro badan dhamaantood qodobadaa waa soo wada saareeen oo isku raaceen.

shirkaas ayaa waxaa aad loogu duceeyay beesha degta jiidali kuwaas oo siwayn u sharfay martidii

Abdikariim Olol.

SOMALI NEWS

To Top