WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:Madaxweyne Farmaajo oo deg deg uga hadlay xaaladda Guud ee Dalka,Muxuu yidhi-Video

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dhowaan ku tagay dalalka Gobolka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu Dawladaha Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti kala hadlay sidii ay uga qayb geli lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee Dawladdu ay ku dhowaaqday.

Wuxuu sheegay in gumaadka Al-shabaab ay ku hayso Shacabka Soomaaliyeed uu yahay mid maalinba maalinta ka dambaysa sii Kordhiyey.

SOMALI NEWS

To Top