WARARKA SOOMAALI

Daawo:Waxbadan ka ogow sababta uu isku casiley Taliyihii Ciidamadda Khaatumo ee Buuhoodle-Video

Curi aadan Geelle Taliyihii Ciidamada khaatumo ee Gobolka Cayn oo Maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle ayaa sheegay inuu isku casilay  Xilkii uu ka hayey maamulka Khaatumo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in sababa uu isku casilay ay ka mid yihiin Shirkii Caynaba ee Heshiiska ay ku gaadheen Cali Khaliif iyo Axmed Siilaanyo,   Dhacdo lagu sameeyay Gudoomiyihii Baarlamaanka iyo Shir Buuhoodle ka dhacay oo loogu gafay Garaad C.risaaq Garaad Soofe.

SOMALI NEWS

To Top