WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Puntland oo soo bandhigay Maxbuus ay Galmudug uga qabteen Dagaalkii iyo waxa dhacay-Video

Masuuliyiinta Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii duleedka Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan  Galmudug iyo Puntland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Puntland ayaa soo bandhigtay Nin  lagu magacaabo Carab maxamed Guuleed kaasi oo dagaalka looga qabtay Galmudug, Islamarkaana dhaawac ah,  waxayna kusoo Wareejiyeen Hay’adda Bisha Cas oo Galmudug ku Wareejin doonta.

Dagaalka u dhexeeya Galmudug iyo Puntland

SOMALI NEWS

To Top