Wararka ay Horufadhimedia ka heleyso Magaalada laas qoray ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay...
Gargaar caafimaad oo ka socda dalka Qatar ayaa maanta imaanaya magaalada Muqdisho, si ay qeyb uga noqdaan gurmadka caafimaad ee loo fidinayo...
Waxaa xalay fiidkii ka dagay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga diyaarad siday dhaawacyada 35 ruux oo ka mid ahaa dadki si...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah waddamada dariska iyo kuwa caalamka....
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo baadigoobka dadka lagu la’yahay qaraxii...
Maamulka Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaanay tacsi u direen shacabka ay...
Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo horay uga tirsnaaa Al-Shabaab ayaa ku tilmaamay qaraxii ka dhacay Zoobe ee dadka faraha badan lagu...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in aanay xilligan habooneyn in lagu mashquulo siyaasad iyo arrimo kale, isagoo ku...
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxa kamid ahaa dadka dhibaatada kaso...
Diyaarado uu Turkiga soo diray ayaa goor dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho ka qaaday dhaawacyo fara badan oo ku dhaawacmay qaraxii argagixiso ee...