Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay Shirka gogosha wadahadalka siyaasadeed ah ee uu Madaxda Soomaalida u fidiyay...
Rag hubeysan oo maleeshiyaad ah ayaa xalay Weerar ku qaaday gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay agagaarka deegaanka Saaxo ee...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Gen. Yuusf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo uu weheliyo Taliyaha Qaybta 43-aad Gen Cali Maxamed Maxamuud Bagmadoow ayaa...
Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa inay waaberigii hore ee saaka oo khamiis ah ay ka dhacday magaalada Gal-hareeri ee Gobolka Galgaduud,...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saakay yeelanaya kulan xasaasi ah oo la filayo in wax looga bededlo Dastuurka KMG...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dawaariishta Maamulka Galmudug ay ku leeyihiin...
Wasiirka Warfaafinta dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka Warbixiyay Madaxda lagu casuumay caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Saciid...
Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo muddo todobaadyo lagu la’aan nolal iyo Geeri ayaa la shaaciyay...
Diyaaradda siday xamuulka ee labo maalin ka hor dowladda Federaalka Soomaaliya ka hor istaagay inay ka degto garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee...