Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah xiray inta badan waddooyinka waaweyn ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana...
Weerarkii Is-qarxinta ee ka dhacay Masjid ku yaalla magaalada Peshawar ee dalka Pakistan ayaa la sheegay inay 100 qof ku geeriyooday, kadib, ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faahfaahin ka bixiyey Shirka Wasiirradda gaashaandhigga iyo taliyeyaasha Ciidamada dalalka deriska...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdishu ka furtay Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore ee dariska(Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta...
Isimadda dhaqanka ee gobalada Sool, Sanaag iyo Ceyn ee ku shirsan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha...
Idaacadda Radio Pakistan ayaa waxa ay Maanta oo Talaado ah sheegtay inay Tirada dhimashada qaraxii Qarixii Masjidka Peshawar oo gaartay 90 qof,...
Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka...
Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa soo saartay Liiska 19-ka dal ee ugu sareeyo ee aan amman u ahayn inay dadka Maraykanka u...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa ee Wasaaradda, Madaxa Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) u...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo wajahan wufuuf caalami ah oo ka kala socda Wasiirada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha ciidanka ee...