Qaar ka mid ah kuraasta hartay ee doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matali doono Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa la filayaa in maanta...
Wararka aan ka heleyno degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha Magaaladaas lagu burburay Qaraxyo miinooyin nooca...
Xukuumada Soomaaliya ayaa beenisay warqad saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada oo lagu sheegay in ay kasoo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, doorashada dhaceysa iyo khilaafka xoogan ee u dhexeeya...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) sheegay in khilaafka u dhaxeeya Farmaajo & Rooble uu salka ku...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, kadib markii gaari...
Waxaa goordhow fowdo iyo buuq ay harreeysay doorashada kursigii labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Caawa ka socotay Magaalada Jowhar...
Qoraal uu goor dhow soo saaray Agaasimaha Warfaafinta Villa Somalia ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay shirkii guddiga amniga Qaranka ee...
Wakiilka Xogahaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga ee QM warbixin ka siiyay xaaladda guud ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo ka qeyb galeen Wasiiro...