Home » suugaan You are browsing entries filed in “suugaan”

Daawo- Jaaliyaddaha Khaatumo ee gobolada Maraykanka oo si adag hadlay shirkii Sabtidii ee Ex-G11+Cabasho Su’aalihii oo shacabkii Khatumaysnaa loo diidey-VIDEO.

Jaaliyadaha Khaatumo ee degan dunida dacaladeedda oo shir dhanka Telephone ka ah ku yeeshay gudaha qolka Telephonadda ee Tayo oo ay aasaaseen jaaliyadda Khaatumo ee Maraykanka ayaa si weyn u dhaliilay xubnihii gudigii G11 oo dhowaan iyagu eedayn usoo jeediyey maamulka Khaatumo. Xubnaha u hadlayey jaaliyadaha isugu yimid shir Telephone ka ayaa sheegay in xubnaha […]

March 20th, 2017 | Posted in fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

Puntland oo sheegtay in weerar Sadex jiho ah lagu soo qaaday galabta, Cabashana u direy dawladda dhexe.

Wasiirka hawlaha guud Abdelrashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in dagaal ay soo qaadeen nabad diid xoogan oo abaabulan, wuxuuna sheegay inay iska daafaceen dagaal qorsheysnaa oo uu sheegay in Xamar laga soo amaamuday. Mid ka mid ah taliyaasha ciidanka Puntland Jimcaalle ayaa sheegay in dagaalkii galabta uu ahaa wuxuu ugu yeedhay shirqool ciidankooda loo dhigay […]

October 22nd, 2016 | Posted in suugaan | Read More »

Deg Deg Shirweyne Beesha Guleed Garaad Uga Furmi Doona Widhwidh Oo Lagu Dhawaaqay Maanta

  Horufadhi Media (Widhwidh) Waxaa maanta magaalada Ballicad lagaga dhawaaqay Shirweynaha Guud ee beesha guuleed garaad uga furmi doona magaalada widhwidh waxaaana shirkaasi shaaciyey cuqaasha iyo waxgaradka beesha guuleed garaad oo ayaamahanba isaga kala dabqaadayey qaar ka mid ah deegaanada ay beeshu degto sida Ballicad, Banyaal iyo Widhwidh oo ah hada goobaha ay Ergooyinku isugu […]

July 28th, 2016 | Posted in ciyaaraha,fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

Akhiriso “Maamulka Khaatumo Oo Beesha Caalamka Ka Dacweeyey Maamulka Somaliland”

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xafiiska Wasiirad K/xigeenka  Arimaha Dibada Ee Maamulka Khaatumo Oo Ay Ku Saxiixnayd Wasiirad Safiya Ali Aateye Ayaa Lagu CAdeynayay In Maamulka khaatumo Uu Beesha Caalamka U gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Xasuuqa Uu Maamulka Somaliland Ka Wado Deegaanada khaatumo Gaar Ahaan MAgaalada Laascaanood. Waxaana Uu War Saxaafadeedkani U Qorna Sida Tan” […]

May 23rd, 2016 | Posted in suugaan,wararka | Read More »

Qormada Rajo Soo Celin–Qeybtii 1AAD–Qalinkii= Cabdirashiid Xasan Cadde

Waxaan kasoo baxay masaajidka al-hudda magaalada garoowe salaad makhrib kabaha markii aan xidhay ee aan bilaabay saan qaadka socodkayga ee aan kala sinaa dadka kala ujeedooyinka ah ee jamacu kulmayey midkastaana danta uu lahaa oo salaada ah markuu tukaday kadib uu aadayo anna waxaan ahaa mid kamida dadkaas,kabaha markaan hore ka xidhay waxaan isha ku […]

March 15th, 2016 | Posted in suugaan,wararka | Read More »

Vedio” Faah Faahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Dagaalkii Dhuusamareeb iyo AHLUSUNA oo Guulo sheegtay

Warar Dheeraad ah ayaa Hada ka soo Baxaya Dagaalkii Xooganaa ee Maanta Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta Gobolkaasi Galguduud Dagaalkaasi oo u Dhaxeey Sarkaal horay uga Tirsanaan Jiray Dawlada Somalia iyo Ciidamada Ahlusuna   Halkani ka DAAWO VEDIO   Warku Waxaa uu intaasi ku darayaa in Dagaalku haatani Istaagay Ciidamada Ahlusuna ayaana Guud ahaan gacanta […]

March 2nd, 2016 | Posted in suugaan,wararka | Read More »

Dhamaadka Barnaamijkii taariikhdii Daraawiisheed iyo Mahadnaqa cidii mudan.

Allahyow cisyaankaan daldalay , dereji ii dhaafi Allahayoow waxan hore u dulmiyey , ha igu deymeynin  Dabka ololi naartii Allow, derekadaa hoose Allahayoow Ibleys ha igu darin , Duulka lagu Biirsho. Mahad idilkeed Eebe weyne ayaa iskaleh, Nebigeeniina NNKH ,Mudo sanad ah waxan soo waday duubtaan hadhiimo ah oo aan si buuxda barta Youtube-ka ugu […]

February 23rd, 2016 | Posted in fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

Daawo- Taariikhdii Daraawiishta, Geelii Hagooganne,Weererkii ugu danbeeyey ee Ingiriis Amaamuday, Jabkii Daraawiishta, Daacuunkii ku habsaday & waxii dhaliyey+Qodob kale.

Barnaamijkani waa kii afartan iyo koobaad{41} ee Sooyaalkii taariikhdii Daraawiishta, waxaan ku qaada dhigi doonaa xanuunkii iyo Tacaluuskii Daraawiish garabka u dhigay iyo Jabkoodii, weerarkii ugu danbeeyey ee Ingiriis oo raaciyadiisii adeegsanaya ku ekeeyeen Daraawiish  dhimashadii dadkii Sayidku ugu jeclaa. Waxa kaloo ka mid ah qodobada Geellii Darawiish laga mooro duugay ee Hagooganne. HALKAN KA […]

February 3rd, 2016 | Posted in suugaan,wararka | Read More »

Akhriso: Abwaan Maxamed Hiirad oo Maanso xigmad weyn leh ka tiriyey Doorashada maamulka Hargaysa & Khatarteeda.

Dabin dhuud Maansadan yari waa digniin aan u jeedinayo ummadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada waqooyi. Waxaan uga digayaa qorshahan loogu magac daray diiwaan gelin iyo doorasho ka hir gasha goboladaaas. Haah waa dorasho waa la geli jiray, waana la is diiwaqn gelin jiray. Laakiin sidan oo kale ma ahaan jirin . fara layska qaado, […]

January 11th, 2016 | Posted in suugaan,wararka | Read More »

Jaamacada Gollis oo Arday Shahaadoyin Gudoonsiisay (Sawiro)

Jaamacada Gollis oo ka mida Jaamacadaha sida wayn uga shaqeeya Laascaanood ayaa maanta gudoonsiiyay qaar ka mida ardayda wax ka barata Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Gollis Shahaadooyin . Ardaydan oo qaatay Koorasyo kala duwan ayaa waxaa ay barteen casharao ka baxasn kuwan Jaamacada hada ay ka bartaan. Shahaadooyin kan la guudoonsiiyay ardaydan ayaa muujinaya […]

December 16th, 2015 | Posted in fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...