diinta

Vedio” Ururka Aayatiin iyo Golaha Deegaanka oo Deegaanka Hagoogane ee Buuhoodle ka Bilaabay Qorshe Xoolo Nool Loogu Deeqayo Dhamaystirka Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle

Masuuliyiin Katirsan Ururka Aayatiin iyo Golaha Deegaanka Buuhoodle ayaa Deegaanka Buuhoodle ka Bilaabay Barmaamij Lagu Dhamaystiro Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle oo Qaybyo ah Garoonkaasi” Waxa Barmaamijkani Lagau Bilaabay Deegaanada Buuhoodle Hoos Yimaada

 

Waftigani ayaana Waxay Booqdeen Deegaanka Hagoogane eee Gobolka Cayn Waxayna Halkaasi Kula Shiren Reer Guuragaa Deegaankaasi oo Halkaasi kaga Dhawaaqay Xoolo nool oo ay ugu Tala Galeen Qaabkii Loo Dhamaystiri Lahaa Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle

 

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

SOMALI NEWS

To Top