ciyaaraha

Daawo. Saadiq Abshir Garaad oo 17 sano ka dib Miyirsaday, ” PL Dhulkayagii beeydhaxal wareejisay”{VIDEO}

Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ahaa caanka ku ah diidmada wax ahaanshaha beesha Dhulbahante inbadan u qumiyey beesha Majeerteen ayaa waraysi bixiyey, Saadiq oo dhacdooyin badan oo mugdi ah taariikhiisa hadhaysay, asagoo ka mid ah dadka sida dhabta ah dgaaalka ugu qaaday dibuxoreynta dhulka maqan, talo soo celinta beesha Dhulbahante iyo holcinta fekerka guracan ee Faarax iyo Maxamuud oo la sheegay inuu yahay dadka karkariya dad badan oo wax ma garata ahna ku shuca nacayb fara badan oo dadkiisa dhexdiisa ah. Hada ayuu waraysi bixiyey kana hadlayaa waxyaalo badan oo uu horey ugu indho la’aa.

Balse wuxuu ku tilmaamay dhacdadii ugu xumayd ee PL somaartay khilaafkii labadii odey ee ilmaadeerka ahaa Abdullaahi Yuusuf iyo Jaamac Cali Jaamac, taasoo u muuqata inay asaga kala wayntahay dhaxalwareejintii dhulka SSC ee khaatumo State.

hoos ka Daawo

SOMALI NEWS

To Top