Home » diinta You are browsing entries filed in “diinta”

Daawo:-Qisadii Caalimkii Dadka Danyarta ah u hadli jiray -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay-Video

Laascaanood (Horufadhi News)-Qisadani waa qisadii 12 aad ee qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Culimadii hore waxa ay ahaayeen qaar markasta xusuusta danta dan yarta aan haysan cid u hadasha. Qidadani waxa ay tusaale u tahay sida ay marar badan ay baahida  dadka dan yarta iga hor marin jireen dantooda. Waa qiso ay cibro […]

June 8th, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo:-Sheekada Shiikh hortiisa Boqoradu ku duloobeen,Qiso-Video

Muqdisho (Horufadhi News)-Waa qiso kale oo dhab ah oo ka mida qisooyinkii aan ugu tala galay in aan la wadaagno walaalaha. Waxa aan rajayn in aad cibrooyin badan aad kala soo dhex baxdaan. Fadalan halkan ka daawo siina fidi…. HALKAN KA DAAWO…. HORUFADHI  

June 3rd, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo:-Qisadii Hogaamiyihii caadilka ahaa qaybtii koobaad -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay-Video

Asalamu Calykum Waa qiso kale oo ka mida qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Waxa aan qisadan ku soo bandhigayn Hogaamiyo caadil ah oo muslimiinta u taliyay mudo yar laakiin cadaaladiisu ay isbadal muuqda ku soo kordhisay nolasha muslimiinta. Waa qiso u baahan in duruus laga barto. HALKAN KA DAAWO… Horufadhi

May 28th, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo-Qisadii Xafidkii Axaadiista rasuulka – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (4)

Assalamu Calaykum Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa […]

May 23rd, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo:-Qisadii safiirkii Rasuulka ee Madiina,Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay, qaybtii sadexaad-Video

Muqdisho (Horufadhi News) – Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa […]

May 21st, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Qofkii ugu horeeyay ee rumeeya nabiga – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay.-Video.

Assalamu Alaikum Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa […]

May 19th, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo- Casharo Diini ah: Rag iyo Dumar Taariikhda Raadeeyey-VIDEO.

Assalamu Calaykum Ramadan Mubarak meel kasta oo aad joogtaan. Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar […]

May 18th, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo- Hadaad rabtid in Ilmahaagu Fariid noqdo-VIDEO,

Assalamu Calaykum Qaybtani waa qayb kale oo ka mida barmaaijyada toosinta ubadka. Waxa aan ku eegi karnaa qaab kale oo ka mida qaababka lagu dawayn karo mushkiladaha caruurta. Hadaad awoodo fadlan halkan ka daawa siina gudbi. HALKAN KA DAAWO….. hORUFADHI.COM@GMAIL.COM

March 2nd, 2018 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo: Xiftiga Quraanka iyo Hayntiisa-VIDEO.

Hadaad kartid sii fidi…Ajar badan ayaad in shaa Allah ka heli.  Barashada iyo ku dhaqanka Quraanka Kariimka ah ajar badan ayaa ku jira. Ajaradaa qaar kamida ka daawo cajaladan. HALKAN KA DAAWO…. horufadhi.com@gmail.com

December 29th, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo- Dardaarankii ugu Danbeeyey ee Muftigii umadda Soomaaliyeed”Ha dhimanina idinkoo Muslim ah mooyaane”.Video.

HALKAN DAAWO DARDAARANKII UGU DANBEYEY..  

July 7th, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.