diinta

Daawo:-Qisadii Hogaamiyihii caadilka ahaa qaybtii koobaad -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay-Video

Asalamu Calykum

Waa qiso kale oo ka mida qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Waxa aan qisadan ku soo bandhigayn Hogaamiyo caadil ah oo muslimiinta u taliyay mudo yar laakiin cadaaladiisu ay isbadal muuqda ku soo kordhisay nolasha muslimiinta. Waa qiso u baahan in duruus laga barto.

HALKAN KA DAAWO…

Horufadhi

SOMALI NEWS

To Top