diinta

DAAWO- Qisadii Nabigii boqortooyada qudhaanjada ah gubay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (5)-VIDEO.

Assalamu Calykum  walaal

Barnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu nabi Maxamed(CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nabi nabiyada ilaahay kamida oo boqortooyo qudhaanjo ah guryaheedii gubay. Sababtu maxay ahayd? Muxuuse Allah ka yidhi arinkaas? Fadlan halkan ka daawo hadaad sii fidin kartana fadlan sii fidi.


HALKAN KA DAAQO QISSADDA…

Mahadsanid

Said Ali Ahmed Ottawa

SOMALI NEWS

To Top