WARARKA SOOMAALI

Deg Deg Daawo Video Saamaynta Roobabka Guga Deganada Banyaal Iyo Dhalaamacune Dhawaq Kasoo Yeedhay Dadka Deegaanka

Bulshada kunool deegaanada dhalaamacune iyo benyaal ayaa waxaa saameeyey roobabka guga iyadoona bulshada deegaanku ay gabai ahaanba ka bexeen guryahooda waxaana halkaasi iiga muuqday dadka oo degen meel banaan ah waxaana halkaasi kajirtay xaalad adag oo dadka haysatay

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

dadkan ayaa ah kuwo ay gur yahoodii kasoo saareen roobabku waxaana sida aad daawan doontaan aad arkaysaan dadka oo baco yaryar ay uga dhisan yihiin banaanka waxayna dadkani halis u yihiin roobabka kaneecada dhaxanta iyo weliba qoraxda

roobka oo ah wax alle loogu mahadnaqo balse waxaa halis ah nolosha aadanaha oo iyadu markaasi dadka ay haleeshay duruuf adag oo ah hoy la aan iyo hanti la,aan

dadka ayaa haydaha caalamiga ah iyo weliba cidkasta oo jecel sama falka ka cod saday in dadkan lasoo caawiyo lalana soo gaadhoodho gurmad maadaama ay halkaasi kadhacday raxmaadkii eebe

Zakeriye Maxamed Ciise

wixii Faah Faahina kala xidhiidh Weriye Zakariye Wadani

+252 63 4494475

BAARA12
DHALAAMA CUNE12BAY12

SOMALI NEWS

To Top