Loading...
Home » fikradaha You are browsing entries filed in “fikradaha”

Maqaal: Kolkaan ku Bartaan ka Koray.

                                              iima aha.   beri baa niman socota ahi,ku soo beegmeen,nin bakhaylnimo ku caan baxay,degsiimadoo dhanna laga yaqaan, nin aad u yiqiiney ayaa yidhi,war hebel inoo loogi -maayee ina dhaafiya aan reerahaa hore […]

August 16th, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Daawo-Khaatumo ma ka Yar iga Cilooyoo ka weyn igu soo daabaa VIDEOS?.

Waxaan daawaday laba muuqaal oo ay kala qabteen laba kooxood, qolo waxay ahayd bilowgii bishan ka dib markii xubno saraakiil Khaatumo ahi Buuhoodle ka hadleen isla markaana sheegeen in Dhiig daadan doono hadii shir lagu qabto Buuhoodle, waxaan ka gartay Mahad Ali Qalaad oo ah abaaduullaha ciidanka Khaatumo iyo Col Cajaa’ib oo isaguna ah taliyaha […]

July 28th, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal: Nin Deleggeni reerkooda waa Doc uma Dhaafaan.

Ciwaanku waa maanso caan ahayd, oo Afmaaladii hore ee deegaankani horey sifo ahaan ugu qeexeen afcaasha dadka ama qofka liita, waa maanso aan Cadaawad , Cay iyo xumaan wadan balse qofkii ay ku socotey ee lagu Ekeeyey waxa uu ahaa, sifihiisa mudnaanshana lagu Jeebay, waa Samatar Baxnaan oo walalkiis ay isku dhalasho xigeen tusayey doqonimada […]

April 20th, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal: Hawsha sida ka Daaya Mucaaradka Khaatumow”!!.

HAWSHA SIDA KA DAAYO !!! Mucaaradka Khatumow:- Inta aad dhegeysanayso ee ku doodayso ama la shirtegeyso: Faysal Cali Waraabe wuxu yidhi. Waxaan filaya in Faysal Cali Waraabe haddu arko habartii oo meel lugaynaysa uu caayilaha, oo odhanlaha: “Habartan xumi maxay meesha ka qabanaysa, geedkeed ha be ee“! Waxa kuu dhaanta adiga oo tebiya wararka Khatumo […]

March 22nd, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Daawo- Jaaliyaddaha Khaatumo ee gobolada Maraykanka oo si adag hadlay shirkii Sabtidii ee Ex-G11+Cabasho Su’aalihii oo shacabkii Khatumaysnaa loo diidey-VIDEO.

Jaaliyadaha Khaatumo ee degan dunida dacaladeedda oo shir dhanka Telephone ka ah ku yeeshay gudaha qolka Telephonadda ee Tayo oo ay aasaaseen jaaliyadda Khaatumo ee Maraykanka ayaa si weyn u dhaliilay xubnihii gudigii G11 oo dhowaan iyagu eedayn usoo jeediyey maamulka Khaatumo. Xubnaha u hadlayey jaaliyadaha isugu yimid shir Telephone ka ayaa sheegay in xubnaha […]

March 20th, 2017 | Posted in fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

Maqaal: Xaqiiqadda Khaatumo State?

XAQIIQADA KHATUMO STATE:- Waxaan jirta oo dadku wada arkaan, guddo iyo dibadba, in dalkii Soomaaliyeed oo ka koobnaan jirey 18 gobol, loo kala qaybiyey toddoba (7) Maamul Gobolleed iyo Xamar oo caasimadda Soomaaliyeed ah. Maamulladaas waxa lagu kala magacaaba: Somaliland, Khatumo State, Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, iyo Jubaland. Haddaba, maamulladdii kale waa shaqeeyaan, dhibna […]

March 20th, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Daawo:Taariikhda Ra,iisul wasaraha cusub ee Soomaalia Khudbadiisa sawirka deeganka iyo warbixin xasaasi ah-Video

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta 23-ka Febraayo 2017 magacaaby Ra’iisal wasaare cusub. DAAWO FARMAAJO OO KAHADLAY MAGACAABISTA Waxaan dib u eegneynaa taariikhda Ra’isal wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Khayre. Wuxuu dhashay sanadku marka ay aheyd 1968, waana nin dhalinyaro ah marka loo eego dadakii uga horeeyay xilkan. Xasan Cali Khayre wuxuu degaan ahaan kasoo jeeda […]

February 23rd, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Akhriso: Taariikhda Gobolka Sool ee Dalka Soomaaliya.

Taariikhda Gobolka Sool   Heshiiskii ka dhacay caasimadda jarmalka ee Baarliin 1884kii ka dib, dowladdii ingiriisku waxay soo dirtay danjirayaal ujeeddadoodu tahay inay heshiisyo la gaadhaan qabaa’ilka Soomaaliyeed ee waqooyiga dega. Waxaase ka horrayay heshiis uu Faransiisku la galay duqayda xeebta Soomaaliyeed ee Jabbuuti.   Iyadoo istaratjiijiyada dhul ahaaneed ay mandaqaddu ku yeelatay muhiimad weyn, […]

February 22nd, 2017 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal: Khaatumo ayadu ma is Aqoonsan tahay?!!.

Tan iyo markii maalinimadii Isniintii ay soo baxeen qodobadii wada hadalada Ethiopia uga soconayey maamulada Khaatumo iyo Somaliland, ayaa waxa soo baxayey dareemo kala duduwan oo ay dadku ka qabaan, inta badan shacabkii markii horeba Khaatumo ahaa wey soo dhaweeyeen waxayna u arkeen inay tahay bilow fiican oo ugu yaraan dareen warbaahineed, mid caalami iyo […]

December 23rd, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Faallo: Khaatumo oo ka soo Muuqatay Fagaaraha Caalamka.

Shirkii lagu qabtay Addis Ababa ee ay ku kulmeen labadii wafdi ee kakala socdey Khaatumo State iyo Somaliland ayaa Khaatumo ka saaray mugdii ay ku jirtay ama (isolation). Waxay ahayd markii ugu horeysay ee Khaatumo kasoo muuqato meel fagaare ah oo ay beesha caalamku goob jooge ka tahay. In kastoo ay jiraan dad dhalliil raadis […]

December 23rd, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Loading...

Recently Commented

  • kalshale: aduun waa is dabamar laascaanood oo ku shugriyaysa in ilaa qaadkii ka joojiyay iyo buuhoodle oo ku faraxsan...
  • Ceegaag: DAROOGIISTAY ganacsade ku sheegayaan!
  • kalshale: buuhoodle hadda ayuun buu waashay balse waa eegi doonaa waalidaas waxa ka soo baxa
  • ali: NINA xabashi intaynaan ka hadal, horta in la isa saxaa roon, oo fidmada kuwa wada ee dhexdeena gacan bir ah la...
  • ali: NINA anaku ma nihin dad moogan khataraha xabashidu wad wado, oo waaba taa marag ah qaadka ay somaliland keento...