Home » August 31st, 2021 Entries posted on “August, 2021”

DAAWO:-RW Rooble oo sharraxaad ka bixiyay Geeddi socodka Doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa  kula kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka. Rooble ayaana kala hadlay guddiyana uu la kulmay dar dargalinta doorashada , waxa uuna sharraxaad ka siiyay geeddi socodka doorashada, isagoo ku boorriyay in ay si dhow u wada shaqeeyaan, doorashadana u […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-MW Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiiro Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Mudane Dr. John S. Simbachawene iyo Angoola Mudane Sianga Kivuila Samuel Abilio. Danjiraha Jamhuuriyadda Tansaaniya Mudane John S. Simbachawene ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha dalkiisa […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ku dhawaaqay guluf ka dhan ah…

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir Guddoomiyey shirka amniga ee ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka. Shirkan oo ay ka so qayb galeen qaybaha kala duwan ee ciidamada qalabka sida, Booliska, Nabadsugida iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa diirada lagu saray […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Dowladda oo xirtay Xaruun dumarka loogu saameyo Qaliin halis ah

Dowladda Soomaaliya ayaa Albaabada isugu laabtay xarunta dadka jirkooda lagu qurxiyo oo dhawaan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho gaar ahaan wadada maka Al-mukarama laga furay. Tallaabada lagu xiray xaruntaan ayaa ka dambeysay kaddib markii ay sameysay qalliimo dadka jirkooda wax looga beddelayay, sida dumarka oo farruuryaha loo durayay iyo qeybaha kale ee jirkooda. Shaqooyinka ay […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Digniin culus oo loo diray Ciidamo ku soo wajahan gudaha Soomaaliya

Taliyaha Ciiddanka Difaaca Uganda General Wilson Mbasu Mbadi ayaa waxaa uu sheegay inuu diganayo Ciidamo tiradooda dhan tahay 1,848 Aakari oo loo soo daabulayo Somalia, si ay ugu biiraan Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM. Taliyaha Ciiddanka Difaaca Uganda ayaa waxaa uu Ciidanka kula dardaarmay inay feejignaan dheeraad ah muujiyeen marka ay Somalia tagaan. “Waan idinkaga digay, […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Mareykanka oo 20-sanno, kadib Ciidamadiisa kala baxay Afghanistan

Militariga Mareykanka ayaa soo afjaray daadgureyntii ay ka wadeen Afghanistan, taas oo ka dhigan in uu soo dhammaaday ololihii uu bilaabay George W Bush wixii ka dambeeyay September 11-keedii labaatan sano ka hor. Rasaas dabaaldeg ah oo ay ridayaan Taliban ayaa la maqlayey kadib markii diyaaraddii ugu dambeysay ee Mareykanku leeyahay ay baxday. Bixitaanka diyaaraddaas […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Saraakiil ka tirsan DFS oo tabar loo soo xiray iyo Erdogan oo…

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil ka qalin Jabisay Akadeemiyadda Ciidanka ee Jaamacadda Difaaca Qaranka ee Dalka Turkiga oo ay ka mid yihiin Saraakiil ka tirsan Ciidamada Soomaaliya. Waxaa munaasabadda ka soo qeybgalay Madaxweynaha Turkiga iyo Xubno ka tirsan Xukuumadiisa, […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Dil ka dhacay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Kooxo Bastoolado ku hubeesan oo aan heebtooda la garan ayaa xalay xaafad katirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen labo askari oo katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya . Sida aan wararka ku helnay dableyda hubeesan ayaa markii dilka geesteen kadib isku dayay in ay goobta ka baxsadaan, hasa ahaatee ciidamo goobta ka agdhawaa […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

MUUQAAL:-Dowladda oo soo Bandhigtay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Taliska Ciidanka Milateriga qeybta 21-aad iyo kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Galmdug ayaa soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu kasoo goostay Al-shabaab, uuna iska soo dhiibay deegaan hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Cali Ibraahim ayaa la tilmaamay inuu Al-shabaab u qaabilsanaa Caafimaadka Gobolka Galgaduud, isla markaana uu muddo dheer uu la […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Wasiir Dubbe oo si DEG-DEG ah u fuliyey Amar kasoo baxay RW Rooble

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa hakiyey iyo dib u hawl-gelinta maqaayad Tiyaatarka oo laga kireeyey shirkad ganacsi ka dib amar ka soo baxay Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Talaabadan ayaa ka dambeysay kaddib markii qaar kamid ah Hal abuurka iyo fannaaniinta Qaranka ay arrintaas ka […]

August 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...