Home » November 29th, 2020 Entries posted on “November, 2020”

Daawo: Garoowe Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka hadlay arrimaha Doorashada-Vdeo

Garoowe ( HM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta  Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD, wafdigaasi oo uu hoggaaminayo  Ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Raisedon Zenenga. Madaxweyne Deni ayaa la wadaagay wafdigan aragtida Puntland ee ku aadan in dalku ka gudbo marxaladda […]

November 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Soomaliland oo Hargeysa ku xidhay Xildhibaan & Musharrax Mustaf Dhuxulow-Akhriso

Hargeisa (HM) Wararka aanu ka helayno magaalada Hargeisa ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ahna musharrax madaxweyne ayaa maanta lagu xidhay magaalada Hargeysa, Xadhiga Xildhibaan Mustafe Dhuxulow ayaa yimid xilli uu kasoo degay garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeisa. Lama Xaqiijin karo  inuu Safarkiisu ku wajahnaa Hargeisa, […]

November 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Turkiga oo war culus kasoo saaray Qaraxii Muqdisho-Video

Muqdisho (HM)-Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii xalay ka dhacay maqaayad ku taal wadada aada garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen 8 qof oo dhalinyaro ahaa, halka 10 kalena ku dhaawacmeen. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin geerida 8 qof oo […]

November 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Baarlamaanka Puntland oo joojiyey ka hadalka arrinta DP world dalab ka yimid Deni-Video

Garoowe (HM)-Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta ogolaaday codsi ka yimid Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Denni oo ah in barlamaanka uusan ka doodin heshiiska DP world oo gacanta ku haysa dekeda Bosaso oo ay faraha ka qaadaan. Maanta ayuu barlamaanku u ballansanaa inuu ka doodo heshiiska DP-world, iyadoo qaar kamid ah xildhibaanada u ololeynayeen in […]

November 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dhalinyaradii xalay Muqdisho lagu xasuuqay oo hal meel lagu aasay-Video

Muqdisho (HM) – Isbitaalka Xoogga waxaa si wadajir ah loogu aasay sideed dhalinyaro ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo xalay ka dhacay Gelato Devino oo ah goob ay bulshada isugu timaado oo ku talla wadada garoonka Aadan cadde. Qaraxa wuxuu ahaa mid xoogan oo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, saameyn ballaaran […]

November 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Maamulka Soomaliland oo toogasho madmadow ku jiro Saaka ku fuliyey 6 ruux oo mudo u xidhnaa-Video

Hargeysa (HM)-Somaliland ayaa maanta oo Khamiis ah waxay dil toogasho ku fulisay lix maxbuus, sidda ay ku warantay saxaafadda maxaliga ah. Shaqsiyaadkaas ayaa waxaa la wariyey in loo haystay eedo dilal. Dilka toogashadda, sidda ku cad warbixinada, ayaa ka dhacdey duleedka xabsiga Mandheera ee ku yaala degaanka Mandheera ee gobolka Saaxil. Sidda aan wararku noo […]

November 26th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Dagaalkii Itoobiya oo sii xumaaday iyo Abiy oo ku dhawaaqay inuu bilaabmay wajigii dhamaadku-Video

Jigjiga (HM) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisa ay bilaabi doonaan dagaalkii ugu dambeeyey ee lagu qaadayo Tigray, si meesha looga saaro ciidamada TPLF ee dagaalka ka wada halkaasi. Abiy Axmed ayaa dagaalka ka socda waqooyiga dalkaasi uu galay wejigii ugu dambeeyey, isaga oo amary ciidamada inay qaadaan howl-galkii ugu […]

November 26th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Musharraxiinta Mucaaradka oo soo saaray war-murtiyeed yaab leh iyo hanjabaad-Video

Muqdisho (HM) – Kadib shirar qaatay lix cisho oo ay yeesheen musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa maanta la soo xiray, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed saddex bog ah oo ka kooban 18 qodob. Warsaxaafadeedka ayaa si gaar ah looga hadlay ammaanka iyo sida loo wajahayo doorashada oo isugu jirto tan baarlamaanka […]

November 26th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Imaaraadka Carabta oo xayiraad cusub oo socdaal kusoo rogay Soomaaliya-Akhriso

Muqdisho (HM) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xayiraad hor leh kusoo rogtay 13 dal oo u badan Muslimiin, isla markaana ay ku jirto Soomaaliya, kuwaasi oo laga joojiyey bixinta fiisooyinka cusub ee dalkaasi. Imaaraadka ayaa dalalkaasi ka joojiyey fiisooyinka booqashada iyo shaqada ee uu hore u siin jiray muwaadiniinta kasoo jeeda dalal ay ka mid yihiin […]

November 25th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dagaalkii Itoobiya oo sii kululaaday isagoo Abiy digniin siiyey Beesha Caalamka-Video

Addis Ababa (HM) – Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa si kulul uga hadlay baaqyo kala duwan oo dhawaan kasoo baxaya beesha caalamka, kuwaasi oo la xiriira dagaalka ay dowladiisu kula jirto maamulka maylka adag ee Tigrey-ga. Abiy ayaa bayaan uu soo saaray uga digay inaysan beesha caalamka isku dayin tallaabooyin aanan la mahdin oo falal […]

November 25th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...