Home » October 31st, 2017
Entries posted on “October, 2017”
Wasiirkii Hore ee Arimaha debeda maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo dhowaan ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo ayaa shacabka ugu Baaqay inaysan Codkooda Siinin Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye. HALKAN KA DAAWO VIDEO Yoonis ayaa sheegay Inuu Muuse Biixi yahay Askari Islamarkaana aan la Mahadin doonin Dhibaatooyinka uu gaysto hadii uu Xilka […]
October 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo qeyb ka ah Madaxda ka qeyb galeysa shirka u dhaxeeya Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ee ka socda Muqdisho ayaa sheegay dalka inuu u baahan yahay xasilooni amni, si taasi loo gaarana la doonayo in la helo xasilooni siyaasadeed. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Wuxuu sheegay Gaas hadii […]
October 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo bilaha soo socda sidii looga wada shaqeyn lahaa sidii dalka loo xoreyn lahaa, kadib khudbad uu xalay ka jeediyay shirka Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Wuxuu sheegay Ra’iisul Wasaare Khayre in Xukuumadda Federaalka ay ka go’an tahay in […]
October 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shira wadatashiga ee ka furmay magaalada Muqdisho kaasi oo u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulada dalka. Madaxweyne Farmaajo Khudbaddiisa waxa uu kaga hadlay xaaladda guud ee dalka oo ay ugu horeyso ammaanka gaar ahaanna dagaalka lagu soo af jarayo argigixisada usoo […]
October 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur, oo Beledaya Aabihii Alle ha u naxariistee ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe, Waxaana Ugaaska dooratay oo dhowaan Caleemo saari doonta Beesha Xasan Ugaas ee Dhulbahante. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Soo dhowaynta Ugaaska ayaa waxaa ka qayb galay Madaxd Dhaqameed, Waxgaradka Beesha uu kasoo Jeedo, Masuuliyiin ka tirsan […]
October 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Wajigii labaad ee shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulada dalka ayaa si toos ah uga bilowday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Waxaa looga hadlay Arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka ah Shabaab, dib u eegista Dastuurka, Dardargelinta Hanaanka Federaalka, Daadajinta Hannaanka ka faa’iidaysiga Khayraadka iyo mashaariicda horumarineed ee dalka […]
October 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Abwaaniinta Reer Khaatumo ayaa Ka Hadlay Xaalada Deegaanada Khaatumo Waxaana Sidoo Kale uu Ka Hadlay Qaraxyadii Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadankaasi Somalia. HALKANI KA DAAWO VEDIO Abwaanka ayaana ugu Baaqay Madaxda Khaatumo Gaar ahaan Madaxwayne Cali Khaliif inuu Ka Fogaado Arimaha […]
October 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Ciidamada DFS ayaa xabsiga dhigay caruur uu dhalay Gaashaanle Sare Cali Cabdi Dubad oo kamid ah taliska ciidamada xooga dalka Soomaaliya kadib markii ay qabteen dagaalyahanadii Shabaab ee weeraray hoteelka Naasa-hablood 2. Shabaabkii weeraray Hoteel Naasa-hablood ayaa baxsaday kadib markii ay rasaastii ka dhamaatay, kadibna waxaa ay galeen guriga sargaalkan kadibna waxaa uu sheegay iney […]
October 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa warbixino dhowr ah oo isku lifaaqan kuwaas oo dhamaantood aan diiraada ku saari doono xaqiiqooyinka Qaraxii Habeen hore ee Hotel Naasahablood iyo waliba wararkii aad nooga barateen ee Caalamka oo xiiso badan. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
October 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay taageerada ay dowladda Turkiga siiso dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobadii ay ku heshiiyeen xili uu safar ku tegay Gudaha dalkaasi Turkiga. Kheyre,ayaa sheegay in ay ka mid ahaayeen heshiiska Turkiga uu la galay dowladda Federaalka Soomaaliya. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO 1: In la sii […]
October 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »