WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qaabkii Garoowe loogu soo dhaweeyay Ugaaska cusub ee Beesha Xasan Ugaas iyo Goorta la Caleema saari doono-Video

Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur,  oo Beledaya Aabihii Alle ha u naxariistee ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe,   Waxaana Ugaaska dooratay oo dhowaan Caleemo saari doonta Beesha Xasan Ugaas ee Dhulbahante.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Soo dhowaynta Ugaaska ayaa waxaa ka qayb galay Madaxd Dhaqameed,  Waxgaradka Beesha uu kasoo Jeedo, Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Waxaana alle looga baryey inuu u Fududeeyo Xilka loo doortay, Sido kalana Waxaa Halkaasi laga soo jeediyey Hadalo kala duwan.

SOMALI NEWS

To Top