Home » June 29th, 2017 Entries posted on “June, 2017”

Daawo:Siyaasiyiinta Beesha Isaaq oo aad uga Xanaaqay hadal dhawaan kasoo yeedhay Madaxweyne Farmaajo iyo Warbaahinta oo ay Saf u galeen-Video

Madaxda iyo Siyaasiyiinta Maamulka la magac baxay Somaliland ee Hargeysa ayaa aad uga xanaaqay isla markaana is hayn kari wayay hadal dhawaan kasoo yeedhay madaxweynaha Sommalia mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,Siyaasiyiinta Beesha Isaaq ayaa maalmahan marba mid warbaahinta oo fadhiisanaye iyaga oo aad uga xanaaqsan hadalkaas isla markaana cay iyo Aflagaado iyo weerar ku qaadaya Farmajo. […]

June 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Ciidamada Dowladda Somalia oo Dagaal culus kula wareegay Deegaano ka tirsan Gobalka Gedo-Video

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal kula waregay fariisimo ururka Al-shabaab ay ku lahaayeen degaano ka tirsan gobolka Gedo. Dagaalkan dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ururka Al-shabaab ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen dagaalkaasi in ay kula wareegeen fariisimo Shabaab […]

June 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Dhacdo aan Mucjiso ah oo lagu arkay Magaalada Gaalkacayo iyo Geella la qasho oo la qalajinayo bil ka hor-Video

Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa laga soo sheegayaa dhacdo aad u xanuun badan taas oo ku saabsan qaabka Geella loo qasho,muuqaal laga soo duubay qaar kamid ah goobaha Geellla lagu qalo ee Gaalkacayo oo ay heshay warbahinta Horufadhi Media ayaa muujinaya Gaal in badan meel ku xidhnaa oo sugaya in la qalo kadibna […]

June 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Wararkii ugu danbeeyey ee Bariga dhexe , Cunaqabateyn cusub oo Qaddar la saaray, Wasiiradii Carbeed oo buuxdhaafiyey WashingtonDC-TOP-VIDEO.

HALKAN KA DAAWO…..

June 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Sir Culus:Xagee ku danbeeyeeyn xubnihii Dhulbahante ee kasoo jeeday Gobalka Sool?-Video

Waxaan halkan idiinka soo gudbineynaa warbixin xiiso badan oo daaha lagaga qaaday sir culus oo ku saabsan halka ay ku danbeeyeen xubnihii Dhulbahante ee kasoo jeeday Gobalka Sool ee sanadihii lasoo dhaafay ku dhex milnaa siyaadaha maamulada Puntland iyo Somaliland. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Horufadhi.com@gmail.com

June 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Al-shabaab oo ku dhagan Muqtaar Roobow iyo Gudoomiyaha Degmada Xudur oo ka hadlay sida wax u jiraan-Video

Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada ururrka Al-Shabab ay ku dhowaadeen deegaan ay ku tuhunsan yihiin inuu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Abu Mansuur ayaa dhowaan laga saaray liiska shaqsiyaad si weyn ay u doonaysay dawladda Maraykanka, ayada oo lacag madaxiisa la dul dhigay dib looga […]

June 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Maamulka Garoowe oo ka walwalsan weeraro iyo Qaraxyo uga yimaada Kooxda Daacish iyo hadal kasoo yeedhay-Video

Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa digniin ka soo saaray weeraro Kooxda Daacish ku qaado xarumaha iyo saldhigyada ciidamada. Taliyaha Aaga Qandala ee Ciidamada Puntland ayaa sheegay in deegaanada buuraha ay ka socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan ay wadaan dagaalyahano ka tirsan Daacish. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO “Dhulka buuraleyda ee Qandala ku hareereysan waxaa ka imaan karto halista […]

June 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dowladda Somalia oo Digniin culus ka soo saartay Bariiska Caaga ah iyo Khatar weyn oo Daaha laga qaaday-Video

Dawladda Soomaaliya ayaa ka digtay halista bariiska caagga ah oo ay dawladdu sheegtay inuu dalka Soomaaliya soo gaadhay. Wasiirka beeraha Soomaaliya Saciid Xuseen Saciid ayaa halista ka iman karta bariiskan ka hadlay kadib markii uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishe. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

June 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Booliska Dalka Talyaaniga oo Xabsiga dhigay Soomaali Tacdiyo iyo Kufsi loo haysto iyo Warbixin Xasaasi ah-Video

Hay’adaha xuquuqda aadanaha ayaa in muddo ah sheegayey in muhaajiriinta soo mara dalka Liibiya ay la kulmaan xadgudubyo baahsan oo ay u gaystaan dadka ka ganacsada masaafurinta. Mas’uuliyiinta Talyaaniga ayaa hadda sheegaya inay xidheen nin Soomaali ah oo lagu eedaynayo inuu ku lug leeyahay tacaddiyadaas. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Gabadh weriye ah oo lagu magacaabo […]

June 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Maxaa ka jira in Dowladda R/wasaare Khayre Mooshin laga Diyaariyey iyo Xildhibaan ka jawaabay Su,aashaa-Video

Maalmahan ugu dambeeyay ayaa waxaa soo baxay Warar sheegay inay Jiraan Xildhibaano kasoo horjeeda Xukuumada RW Xasan Cali Khayre. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Xildhibaan Cabdillahi Goodax Barre oo Arintaasi wax laga waydiiyey ayaa sheegay inay Xantaasi Jirto, Iyo Xildhibaano Damacsan Howshaasi, Wuxuuna sheegay inay yihiin Kuwa aad u yar oo Haynin wax Dhaliil ah oo […]

June 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.