WARARKA SOOMAALI

Daawo:wax ka baro Hotelkii xalay weerarka iyo Qaraxyada lagu qaaday ee Posh Treats-Video

Waxaa Caawa Baabuur qarax laga soo buuxiyey lagu weeraray Posh Treats oo ah meel lagu caaweeyo oo ku taal Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow isgoyska Banaadir.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Posh Treats wuxuu ku yaalaa meel ku dhow Isgoyska Banaadir, kana soo horjeeda maqaayad kale oo lagu magacaabo Pizza House, labada maqaayad ayaa ah kuwo caan ah.

Posh Hotel waa hotel la seexdo, lagana cunteeyo, waxaana aad ugu badan dhalinta reer Muqdisho, gaar ahaan kuwa dalalka dibadaha ka soo laabtay. Hotelku wuxuu leeyahay goob la isugu masaajeeyo/duug duugo.

Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaal ku saabsan waxa uu qabto Posh Treat:

SOMALI NEWS

To Top