WARARKA SOOMAALI

Vedio” Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha Khaatumo Ahmed Maxamuud Doolaar oo Ka Hadlay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland

Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha Khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal Haatana Ka Mid ah Madaxda Sare Sare ee Garabka Badbaado Khaatumo ayaa Dhaleeceeyey Wadahalka Haatan Hargaysa Uga socda Maamulka Khaatumo iyo Somaliland Waxana uu sheegay in Wadahalkaasi yihiin Kuwa aan Waxba soo kordhin Doonin.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Waxaa uu Taageeray Hadalkii Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Cabdle Cali Haybe iyo Shirkii Jaaliyada Khaatumo ee Ka Dhacay Wadankaasi Kenya” Waxaana uu ku Baaqay Shirwayne ay Isagu Yimaadaan Madaxda Sare ee Dhaqanka SSC.

SOMALI NEWS

To Top