WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dab xoogan oo ka kacay dhisme dheer oo London ku yaal iyo Khasaare xoogan ka dhashay-Video

Dabaq dheer oo 27 biyaano ah oo ku yaalla magaalada London ayaa waxaa qabsaday dab xooggan oo gebi ahaabtiisa saameeyay, waxaana dad goob-joogayaal ahna ay sheegayaan in wali ay dad ku xanniban yihiin guryahooda, hay`adaha gargaarkuna wadaan dadaal ay dadkaasi kusoo bad-baadinayaan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhismaha Grenfell Tower ayaa ku yaalla xaafadda Lancaster West Estate, waxaana la sheegayaa in ilaa 200 oo dab damis ah ay la tacaalayaan xakamaynta dabkaasi.

 

SOMALI NEWS

To Top