Home » June 15th, 2017 Entries posted on “June, 2017”

Daawo Dalka Qadar oo lacagtii ugu Badnayd ku Qarash garaysay Diyaarado Dagaal ay Kasoo iibsatay Maraykanka ((WARBIXIN))

Qadar oo Diyaarado dagaal Balaayiin Dollar siisatay, Xiisadii oo wejikale yeelatay & Wararkii Diblumaasiyadeed HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Wadka la arkaa Baqdin leh Goob jooge weerarkii PIZA House iyo wuxuu indhihiisa ku arkay….

Dadku waa ay faraxsanaayeen, intooda badan waxa ay isku ballansadeen maqaaxida PIZA House, iyaga oo raba in ay halkaa caawa cawaysin iyo afur ku wada qaataan. Mar ay ku taagnayd saacaaddu 5:10 daqiiqo ayaa uu ila soo hadlay saaxiibkay Omar Abdullahi aniga oo jooga maktabadda Ifiye. Omar Abdullahi oo ii sheegay in aan maanta wada […]

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo:Howlgalkii ugu cuslaa oo hada ka socda Muqdisho shacabka oo Guryahooda loogu galayo iyo Ciidamo si gaara u tababaran-Video

Howlgalka Xasilinta iyo Hub ka dhigista Sharci darada ah ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa loo Ogolaaday inay Saxaafadu Raacaan Ciidamada, islamarkaana ay Indhahooda kusoo arkaan sida wax u socdaan HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Madaxweyne Farmaajo“Aan is waydiinno maxaa loo laynayaa Dhallinyaradaas? ma ciidan baa? ma Dowladbaa? Jawaabtu waa maya!!,,-Video

Madaxweyne Farmaajo“Goobtii ay xalay weerareen waa meel ay inta badan isugu yimaadaana dhallinyarada dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee ay da’dooda u dhaxeyso 15 ilaa 25. Aan is waydiinno maxaa loo laynayaa dhallinyaradaas? Ma ciidan baa? Ma Dowladbaa? Jawaabtu waa maya. Waxaa loo laynayaa maxaad u faraxsantihiin. Maxay rajo dowladnimo idiin gashay. Maxaad fikirka xagjirka ah […]

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Qunsulka ITOOBIYA u fadhiya Garoowe oo Canaan Dhagaha kala raacay Cabdiweli Gaas-Video

Safiirka Dowladda Itoobiya i fadhiya maamulka Garoowe ee Puntland ayaa Canaan dhagaha kala raacay Madaxweynaha maamulkaas Cabdiweli Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland kadib kal fadhi ay yeesheen Baarlamanka maamulkaas. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Hargeysa Tuugo Rag iyo Dumar ah oo nafta u keenay Ganacsatadii iyo shacabkii oo Mobiladii laga dafayo-Video

Suuqyada Magaalada Hargeysa, Gaar ahaana suuqa weyn ee Waaheen ayaa waxaa weerar ba’an ku haya tuugta koox koox u socota oo xadaya dadka macaamiisha ah iyo allaabta ganacsatada suuqa wax ku iibisa kuwaas oo iskugu jira Rag iyo Dumar. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo oo si adag uga hadlay weerarkii lagu xasuuqay shacabka Soomaaliyeed ee xalay ka dhacay Pizza House…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii Maqaayadda Pizza House, halkaasoo lagu dilay dad u badnaa rayid oo ay ku jireen gabdho yar yar oo walaalo ahaa. Madaxweynaha oo la hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa yiri “Waxan ka tacsiyaynayaa dadkii xalay ku geeriyooday weerarkii naxariis darrada ahaa ee kooxda Al Shabaab ay […]

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Ra,iisul Wasaare Soomaaliya oo si adag uga hadlay Weerarkii Dadka badan ku Dhamaadeen ee Piza House-Video

Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay weerarkii  lagu qaaday Maqaaxidaha posh Treats iyo Piza House. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in uu aad ugu xun yahay qaraxa dhacay iyo khasaaraha ka soo gaaray dadka Soomaaliyeed ee halkaasi ku sugnaa. “Halkaan anagoo fadhina ayaad maqleyseen in uu qarax dhacay hada, qof walbo oo idinka idin ka […]

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkii iyo Qaraxyadii Pizza House iyo Posh Treats,Barnaamij gaara-Video

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee gaashaan ayaa saaka soo afjaray howlgal ay tan iyo xalay ka wadeen maqaayadaha Pizza House iyo Posh Treats ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab xoog ku galeen. Saraakiil ka tirsan ciidanka amniga Soomaaliya oo ku sugan goobta ay shaqaaqadu ka dhacday ayaa u xaqiijiyey […]

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Ciidamada Gaashaan oo soo Afmeeray weerarkii Pizza House Posh Treats iyo Dhacdooyin xanuun badan oo ka dhacay meesha-Video

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa goor dhow oo saaka ah soo gaba gabeeyay howl galkii ka socday Maqaayadda Pizza House, kaddib howl gal qaatay saacado oo tan iyo xalay ka socday gudaha Maqaayadda. Qarax xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay nawaaxiga labada maqaayad ee Posh Treats iyo Pizza House ayaa geystay […]

June 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...