Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hooygiisa kulan casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland ee lagula dagaalamayo...
Rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa habeenimadii xalay aheyd weerar kusoo qaaday Bar koontarool oo ciidanka ammaanka dowladda Federaalka ku leeyihiin...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamin ah oo galabdhicii galabta ka dhacay guryaha saraakiisha ee ku yaalla agagaarka Xarunta...
Dagaal u dhexeeyay ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Gerileey ee ka tirsan Gobolka Gedo, waxaana dagaalkaas...