Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu booqasho ku gaaro deegaano ka tirsan Gobolada Shabeellaha...
Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in Bisha December ee sanadkan la qaban doono Doorashada xisbiyada siyaasada si loo helo sadex Xisbi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay...
Ruushka ayaa ka baxay heshiiskii uu ku oggalaaday in badda madow laga dhoofiyo Qamadiga iyo Galayda Ukraine, kaddib markii uu sheegay in...
Inta la xaqiijiyay saddex ruux oo dhallinyaro ahaa ayaa barqanimadii Maanta ku dhintay qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga...