Heshiis hordhac ah ayaa laga gaaray dagaalkii dadka badan ku dhinteen ee toddobaadkii hore ka dhacay deegaanno hoos taga degmooyinka Cadale iyo...
Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heysto 36 ruux oo ku eedeysan kalluumeysi sharci darro ah in...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan iyo xog-wareysi isugu jira hoygiisa kula yeeshay Xildhibaannada labada Aqal ee...
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland ayaa Maanta waxaa ka dhacday doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, waxaana doorashada ku tartamay laba musharax...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda Turkiga ka carootay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ee ahaa in...