Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay amar cusub oo ka dhan ah ajaaniibta Itoobiyaanka ah ee dhaqan gudaha magaalada Garoowe ee Xarunta...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah iyo dadka Deegaanka ayaa xalay saq-dhaxe Howlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah ka...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay deegaano dhowr ah oo ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Weerarkii qaraxyada ku bilowday ee Maanta dagaalamayaasha Al-Shabaab ku qaaday magaalada Ceeldheer ee Gobolka...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda duulista dowladda Masar ayaa lagu shaaciyey in diyaaradda Air Egypt ay dalka Soomaaliya ka bilaabeyso Duulimaad ay...