Dagaal kooban oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Masaajid Cali Guduud ee...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho, isagoo ka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Cali Turcaaye ee degmada Yaaqshiid, kaasi...
Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Fiidow ayaa ka hadlay fadeexada ka dhalatay gabar magaca Somalia ku meteshay tartan...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe kaga qeybgalay Xafladda 1-da August ee xuska sanad guurada...