Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney dalka ka mamnuucday aaladaha Tiktok, Telegram iyo Aalada Qamaarka lagu ciyaaro ee 1XBET. War-saxaafadeed ka soo baxay...
Boqolaal dadweyne ah ayaa Maanta banaanbax ballaaran oo looga horjeedo xariga jeneraal Cali Axmed Sheegow ka wada qeybo kamid ah magaalada Muqdisho...
Dagaal u dhexeeyay ciidanka Booliska Puntland iyo kuwa DANAB ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, waxaana dagaalka...
Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska Milataaro ayaa gacanta kusoo dhigay jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka Milateriga oo...
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa aroornimadii hore ee saaka oo sabti ah waxa ay ku dhaceen agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...