Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa lagu soo waramayaa in ay ka baxeen magaalooyin iyo deegaanno ay horey uga qabsadeen...
Shirkii 7aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka oo muddo labo cisho ah ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa...
Ciidamada Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka ayaa xalay howlgal khasaaro dhaliyay ka fuliyay duleedka magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose gaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka....
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha...