Waxaa Maanta oo sabti ah si rasmi ah loo daah furay Imtixaanka shahaadiga Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan...
Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Faah faahin ka bixisay tirada Xujeyda Soomaaliyeed ee geeriyootay inta lagu guda jiray Gudashada...
Wiil dhallinyaro ah oo caan ah magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa habeenimadii xalay aheyd fal dhaawac ah loogu geystay Beerta Banaadir...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka...