Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la wareegay deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud oo muddo dheer fariisin u aheyd kooxda Al-shabaab....
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Xiindheere oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay deegaankaasi isaga baxeen...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo saaray qeylo-dhaan ka dhan ah qoysaska iy Carruurta Al-shabaab,...