Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaaro geystay oo arroornimadii hore ee saaka oo Arbaco ah ka dhacay deegaanka Farjano oo...
Wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa safar booqasho ku gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada dalka, gaar ahaan...
Midowga Afrika oo Ciidamada Soomaaliya ugu hambalyeeyay xoraynta degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Ergayga Gaarka ah...