Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Guddoomiyihii dhallinyarada degmadaas oo lagu magacaabi jiray Maxamed...
Wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliy ayaa Maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, iyagoona halkaas ay kusoo dhaweeyeen...
Diyaarad nooca yar-yar oo Qaad u sidday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo ayaa Maanta ku burburtay meel u dhow Garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay doorashada ka dhaceysa Somaliland, xilli uu khilaaf xooggan oo la xiriira doorashada uu ka...
Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Mohamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda XFS Muxudiin Hassan Juris...