Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalkii saaka magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku dhexmaray ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa la magac baxay badbaadada Koonfur Galbeed...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Runirgood ayaa sheegaya in Maanta degmadaas gacan ku heynteeda ay la wareegeen...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax sababay khasaaro oo saacadihii lasoo dhaafay deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee waqooyiga Bari...