Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay,...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto howl-galka sharci...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana si weyn...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Maanta xiray inta badan waddooyinka waaweyn ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoona...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay kusoo wajahan yihiin magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,...